taajQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-jaj, m.l)Macnaha:Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.