lafaggur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo. 2. Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo. ld lafaggurid.
  2. 1. Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin. 2. Timir, hilib iwm lafo ka gurid. 3. Arrin ka baaraandeggid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lafaggurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lafaggur². ld lafaggur¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur