lafagguridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg lafaggur². ld lafaggur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
lafaggurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo. 2. Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo. ld lafaggurid.1. Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin. 2. Timir, hilib iwm lafo ka gurid. 3. Arrin ka baaraandeggid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0