lafguriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Carjaw ku samaysanta xubinta taranka ee haweenka afkeeda sare marka la gudo ka dib. 2. Feex.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
feexQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-xo, m.l)Macnaha:(daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0