lali

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Fiidmeer.
  2. Wax duulin.

Lamidka: Fiidmeer

fiidmeer

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haad naasleyda ka mid ah, cayayaanka ku nool leh, baalal xuub adag oo ay wax ku dareento oo habeenkii duusha; kibilli.