luul

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Macnaha:

  1. Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
  2. Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur