lallabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.
  2. (daaw.) Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.

laqanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.

yaqyaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yaqyaqsasho.

labbalabbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabo.

labballabbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabo.

lablabbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabo.

lallabbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabo.