laxleQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:(c.nafl.) Xasharaad yaryar oo leh baalal iyo midab madow xigeyn ah, dhexdana u dhuuban oo qaniinyo kulul leh; xoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Laxle. 2. Koox.(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya-waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur-ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0