leeddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn. 2. ld leeddafuulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

leeddafuulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg leeddafuul². ld leeddafuul¹, leeddo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur