leeddafuulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg leeddafuul². ld leeddafuul¹, leeddo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

leeddafuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn. ld leeddafuulid.
  2. Faras aan koore saarnayn fuulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur