leex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caano is haysta oo la matago.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur