leexin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg leexi. ld leexis.

leexi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.

leexis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld leexin.