legdanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg legdan³. ld legdanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
legdanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ciyaar laba qof isaga horyimaadaan oo ay si gaar ah isu qabsadaan, oo mid walba ku dadaalayo in uu kan kale dhulka dhigo.Legdan samayn.Wax la legdey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
legdanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld legdanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00