legdan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Ciyaar laba qof isaga horyimaadaan oo ay si gaar ah isu qabsadaan, oo mid walba ku dadaalayo in uu kan kale dhulka dhigo.
- Legdan samayn.
- Wax la legdey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

