libdhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg libir. ld librid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

libir

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)

Macnaha:

  1. 1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

librid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld libdhid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur