libirQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)Macnaha:1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0