libiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhoobo aad u qoyan.
  2. L. ka sii: libiqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sii

Qaabnax: qr.fk

Macnaha:

  1. 1. (nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha. Tus. “Sii durug!. Guriga sii gal!” 2. Qurub tilmaamaya kordhin. Tus. “Arrintu way sii xumaatay”. 3. Qurub tilmaamaya sii socosho fal. Tus. “Hadalka sii wada!”.
  2. 1. Qof wax milki uga dhigid. 2. Qof wax u dhiibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

libiqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg libiqso. ld libiqsad, libiqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur