liicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liic. ld liicis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liic

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Foorar; janjeer.
  2. Wax dhinac u janjeerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liicis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld liicin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur