liicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Foorar; janjeer.Wax dhinac u janjeerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
foorarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld foororid.ld fooror².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
janjeerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax gees u iilan. ld janjeedh.Wax gees u qalloocsamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00