liilan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur