liishaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liishaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liishaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.
  2. Wax shiishid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur