limmo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-imtay, -immatay)

Macnaha:

  1. Dhiiqo darteed la socon waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur