lismid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lisan¹.

lisan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. 1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho.
  2. 1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho.