lisan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)
Macnaha:
- 1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho.
- 1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)
Macnaha: