collobQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira. 2. Oodkac. ld coldhob, locob.