collob

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira. 2. Oodkac. ld coldhob, locob.

oodkac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
  2. Hilib muqmad ka dhigid.

coldhob

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld collob.

locob

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld collob.