loogidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg loog².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
loogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Martisoor xoolo laysu qalo. 2. Samaanyo.Marti xoolo u qalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0