looyaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nasiino iyo joogsad la'aan. 2. Xasillooni la'aan; wareer.
  2. Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.

wareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Madax-xanuun; madaxwareer.
  2. 1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.