lugduub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.
- 1. Faras si degdeg ah u fuulid. 2. Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

