lugduubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lugduub². ld lugduub¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lugduub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.
  2. 1. Faras si degdeg ah u fuulid. 2. Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur