luggelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luggeli. ld luggelis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luggeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid. 2. Arrin, hawl iwm carqaladayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luggelis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur