luggelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
luggelinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg luggeli. ld luggelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00