luggoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luggoo. ld luggooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luggoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid waqti ka lumin. 2. Si kas ah qof marin toosan uga habaabin. 3. Cid ballan been ah siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luggooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur