lullumoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld lullume¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lullumeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool. 2. Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed. ld lullumo.(c.nafl.) Heerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00