luuf

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. ld liif².
  2. 1. Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray (hilib, rooti). 2. ld liif¹.

liif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
  2. 1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.