maageeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maageer². ld meegaarid, waageerid, weegaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maageerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
meegaaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld maageerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waageeridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld maageerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
weegaaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld maageerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0