maageer
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
- Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

