maaggan

Qaabnax: f.g/mg4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Qof mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur