daaji
Qaabnax: f.g/lg2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
- 1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

