maahmaah
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ho, m.l)
Macnaha:
- Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
- Maamaah sheegid ama allifid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

