maahmaahidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maahmaah².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maahmaahQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ho, m.l)Macnaha:Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.Maamaah sheegid ama allifid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0