maamuusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maamuus². ld naamuusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maamuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.
  2. Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naamuusid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maamuusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur