maarsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maarso².

maarso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.
  2. 1. Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid. 2. Ka m.: wax fursasho.