maarsoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.1. Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid. 2. Ka m.: wax fursasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
biqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baq². ld baq¹ (2), baqid, biqitin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00