maayliin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.

mayliin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. ld maayliin.