maayliinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-no, m.dh)Macnaha:(c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.