macaahid

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg machad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

machad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo/macaahid, m.dh)

Macnaha:

  1. Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur