machadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo/macaahid, m.dh)Macnaha:Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0