macaani

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqan qof leeyahay. 2. ld macaanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaan³. ld macaanaansho, macaani (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur