macaanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaan³. ld macaanaansho, macaani (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
  2. eeg mac². ld macaansho, maci.
  3. 1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaanow. ld macaanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur